Welcome to Gedoland.com - Ku Soo Dhawaada Shabakadda Gedoland.com

Sep 10, 2010 at 07:03 PM  
Home
Warkii Dalka
Warkii Dunida
Maqaalo Guud
Faalloyin
Arrimaha Bulshada
Taariikhda Soomaaliya
Qoraalo Kala Duwan
Aroosyo
Aroosyo Iyo Tahniyado
Tacsi iyo Baafin
Tacsi
Baafin
BBC Somali
0400 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Somali Links

A

AllGedo.com

Allwadani
Afrikadabari
Aftahan
Alldalka
Allpuntland
Allsanaag
Allwaamo
Aminarts

B

Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com

C

Ceelbuur Online
Ceelwaaq.com
Codkawaamo

G

GedoWeb.com
Geeska Afrika
Gobeey.com
Goldogobsite.com
Goobjoog

H

Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo
Hiiraan.com

I

Idaacadda Qur'anka
Iqrasomali.com
Israac
Islam East Africa
Idamaale

J

Jowhar.com
Jannaale
Jilibweyn
Jiimonet

M

Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com

O

Osman Art

P

Puntlandnewsmedia
Puntlandweb

S

Somaliedu.com
Somaalijecel
Somalilinks.com
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen
Soomaaliga
Sorasood.com

Somali Medical

Association Nord America

SomaliDoc.com

Somaliweyn

W

Warsannews

Waagacusub

Home arrow Warkii Dalka arrow Gobolka hiiraan
Gobolka hiiraan PDF Print E-mail
User Rating: / 3
PoorBest 
Written by wariyaha websiteka   
2008-04-28

Yuusuf Dabageed oo shaaciyey in maalmaha soo socda ciidamo Itoobiyaan ah ay u soo gelbin doonaan B/weyne.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo isaga iyo xubno kale oo ka tirsan maamulkiisa ay deegaanka Feerfeer ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya marti ugu yihiin ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in maalmaha soo socda uu ku soo wajahan yahay, isla markaana dib ugu soo laaban doono magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan.

Dabageed ayaa sheegay iney magaalada B/weyne u soo gelbin doonaan ciidamo Itoobiyaan ah oo ka soo raacay deegaanka Feer feer isaga iyo xubnaha kale ee la socda, isla markaana uu dib u soo ceshan doono awoodii uu ku lahaa gobolkaasi wuxuuna ugu baaqay dadweynaha ku dhaqan magaalada B/weyne ineysan ka barakicin halkaasi, isagoo ugu goodiyey in cidii ka barakacda marka uu halkaasi yimaado loo qaadan doono dembiile.

Yuusuf Dabageed iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka baxsaday magaalada B/weyne, ka dib markii ay babac dhigi waayeen ciidamada maxaakiimta Islaamka ee ka soo horjeeda Dowladda federaalka iyo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya oo sidii daadkii ugu ugu fatahay inta badan deegaanada hoos taga gobolka Hiiraan.

Hadalka Yuusuf dabageed ee ku aadan inuu dib ugu soo laaban doono maamulka gobolka Hiiraan isagoo wata ciidamo Itoobiyaan ayaa ku soo beegmaya xilli wasaarada arimaha gudaha ee Xukuumada Soomaaliya ay sheegtay inuu burburay maamulkii gobolka Hiiraan isla markaana ay dhowaan u soo magacaabi doonto maamul kale oo ku meel gaar ah.
wariye c/qafaar
<Previous   Next>

News Websites

Aljazeera

Reuters

Cnn.com

 

 

Taariikhda Calanka
 1-Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay.

Diyaaradihii Soomaaliya

©Copyright 2007 By GedoLand.com
Email: webmaster@gedoland.com
Website Hosted by Kooshin.com and Designed By Kooshindesigns.com
Proudly Powered By Mambo OS Mambo Customization by KooshinDesigns.com