Welcome to Gedoland.com - Ku Soo Dhawaada Shabakadda Gedoland.com

Sep 10, 2010 at 07:43 PM  
Home
Warkii Dalka
Warkii Dunida
Maqaalo Guud
Faalloyin
Arrimaha Bulshada
Taariikhda Soomaaliya
Qoraalo Kala Duwan
Aroosyo
Aroosyo Iyo Tahniyado
Tacsi iyo Baafin
Tacsi
Baafin
BBC Somali
0400 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Somali Links

A

AllGedo.com

Allwadani
Afrikadabari
Aftahan
Alldalka
Allpuntland
Allsanaag
Allwaamo
Aminarts

B

Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com

C

Ceelbuur Online
Ceelwaaq.com
Codkawaamo

G

GedoWeb.com
Geeska Afrika
Gobeey.com
Goldogobsite.com
Goobjoog

H

Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo
Hiiraan.com

I

Idaacadda Qur'anka
Iqrasomali.com
Israac
Islam East Africa
Idamaale

J

Jowhar.com
Jannaale
Jilibweyn
Jiimonet

M

Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com

O

Osman Art

P

Puntlandnewsmedia
Puntlandweb

S

Somaliedu.com
Somaalijecel
Somalilinks.com
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen
Soomaaliga
Sorasood.com

Somali Medical

Association Nord America

SomaliDoc.com

Somaliweyn

W

Warsannews

Waagacusub

Home arrow Warkii Dalka arrow Gobolka Gedo
Gobolka Gedo PDF Print E-mail
User Rating: / 0
PoorBest 
Written by wariyaha websiteka   
2008-04-29

Xaaladda doorsaha xilka Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo  meel gabagaba  ah mareyso.

Wararka aanu ka haleyno Magaalo madaxda Gobolka Gedo ee Garbahaarey ayaa waxaa ay sheegayaa in maanta oo ay taariikhdu tahay April 29, 2008 loo fadhiyo magaalada Garbahaarey sidii loo dooran lahaa gudoomiyaha gobolka Gedo.

Warka wuxuu intaa uu ku darayaa in Degmada Luuq oo uu Afhayeenka baarlamaanka dowladda KMG ah Aden Madoobe qaab qoraal ah ugu diiday in ay ka qeyb gasho doorashada gudoomiyaha gobolka Gedo ee ka dhaceysa Garbahaarey hadda loo ogolaaday oo ay joogaan halka ay maanta doorashada ka dhaceyso oo ah caasimadda gobolka Gedo ee G/haarey.

Gudoomiyaha gobolka Gedo oo ay ku tartamayaan saddex musharax oo kala ah Aden Ibrahin Aw-Xirsi (Cirro), Xuseen Sh. Cabdi Iasmaaciil (Farey) iyo Jamaal Xasan Sarey ayaanan ilaa iyo hadda la ogeyn cidda ku guuleysan doonto jagada ay u tartamayaan oo ah guddoomiyaha gobolka Gedo.

Natiijada dhabta ah ee ku saabsan cidda ku guuleysan doonta gudoomiyaha gobolka Gedo ayaa waxaa la filayaa in ay soo bixi doonto saacadaha nagu soo fooleh ciddii ku guuleysato Gudoomiyaha Gobolka Gedo iyo wixii faafaahin dheere ah ee kasoo baxaa doorashada waxaan idin kugu soo godbin doonaa wararkeena dambe INSHA ALLAH.

wariye c/qafaar

<Previous   Next>

News Websites

Aljazeera

Reuters

Cnn.com

 

 

Taariikhda Calanka
 1-Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay.

Diyaaradihii Soomaaliya

©Copyright 2007 By GedoLand.com
Email: webmaster@gedoland.com
Website Hosted by Kooshin.com and Designed By Kooshindesigns.com
Proudly Powered By Mambo OS Mambo Customization by KooshinDesigns.com