Welcome to Gedoland.com - Ku Soo Dhawaada Shabakadda Gedoland.com

Sep 10, 2010 at 06:57 PM  
Home
Warkii Dalka
Warkii Dunida
Maqaalo Guud
Faalloyin
Arrimaha Bulshada
Taariikhda Soomaaliya
Qoraalo Kala Duwan
Aroosyo
Aroosyo Iyo Tahniyado
Tacsi iyo Baafin
Tacsi
Baafin
BBC Somali
0400 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Somali Links

A

AllGedo.com

Allwadani
Afrikadabari
Aftahan
Alldalka
Allpuntland
Allsanaag
Allwaamo
Aminarts

B

Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com

C

Ceelbuur Online
Ceelwaaq.com
Codkawaamo

G

GedoWeb.com
Geeska Afrika
Gobeey.com
Goldogobsite.com
Goobjoog

H

Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo
Hiiraan.com

I

Idaacadda Qur'anka
Iqrasomali.com
Israac
Islam East Africa
Idamaale

J

Jowhar.com
Jannaale
Jilibweyn
Jiimonet

M

Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com

O

Osman Art

P

Puntlandnewsmedia
Puntlandweb

S

Somaliedu.com
Somaalijecel
Somalilinks.com
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen
Soomaaliga
Sorasood.com

Somali Medical

Association Nord America

SomaliDoc.com

Somaliweyn

W

Warsannews

Waagacusub

Home arrow Warkii Dalka arrow Gobolka Hiiraan
Gobolka Hiiraan PDF Print E-mail
User Rating: / 0
PoorBest 
Written by wariyaha websiteka   
2008-04-30

Taliyihii ciidamada Milateriga DF ee gobolka Hiiraan oo xalay kooxo hubeysan ay ku dileen magaalada B/weyne.

Waxaa xalay saqdii dhexe lagu dilay gurigiisa oo ku yaala xaafada Buundo weyn ee magaalada B/weyne gobolka Hiiraan taliyihii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Dowladda federaalka G/sare C/llaahi Faarax Juuni, iyadoo dilkaasina ay geysteen kooxo hubeysan oo aan la aqoonsan ilaa hadda sida ay ku waramayaan dadka ku dhaqan magaaladaasi.

Dilka taliyaha ayaa ka dambeeyey ka gadaal markii kooxo hubeysan ay bambooyin iyo rasaas ku weerareen gurigiisa, kuwaasoo markii dambe la sheegay iney u suuragashay iney gurigiisa gudaha u galaan, isla markaana la soo baxaan taliyaha oo xiligaasi guriga joogay, iyagoo ka dibna toogtay, waxaana maydkiisa saaka laga helay meel aan sidaa uga sii fogeyn hoygiisa, iyadoo ay ka muuqdeen dhaawacyo rasaaseed oo aad u fara badan.

Dilka taliyaha ayaa ku soo beegmay xili magaalaada B/weyne iyo guud ahaan gobolka Hiiraan uusan jirin wax maamul ah oo ka shaqeynaya ka dib markii tododaadyo ka hor uu halkaasi ka baxay maamulkii DF ay u magacowday gobolka, taasoo ka dambeysay markii ay ciidamada maxaakiinta Islaamka ku sii xoogeysteen gobolkasi, lamana oga illaa hadda sababaha uu taliyuhu u doortay in uu halkaasi sii joogo xili maamulkii iyo ciidamada gobolka ay halkaasi ka maqan yihiin.

wariye c/qafaar

 

<Previous   Next>

News Websites

Aljazeera

Reuters

Cnn.com

 

 

Taariikhda Calanka
 1-Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay.

Diyaaradihii Soomaaliya

©Copyright 2007 By GedoLand.com
Email: webmaster@gedoland.com
Website Hosted by Kooshin.com and Designed By Kooshindesigns.com
Proudly Powered By Mambo OS Mambo Customization by KooshinDesigns.com