Welcome to Gedoland.com - Ku Soo Dhawaada Shabakadda Gedoland.com

Sep 10, 2010 at 07:40 PM  
Home
Warkii Dalka
Warkii Dunida
Maqaalo Guud
Faalloyin
Arrimaha Bulshada
Taariikhda Soomaaliya
Qoraalo Kala Duwan
Aroosyo
Aroosyo Iyo Tahniyado
Tacsi iyo Baafin
Tacsi
Baafin
BBC Somali
0400 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Somali Links

A

AllGedo.com

Allwadani
Afrikadabari
Aftahan
Alldalka
Allpuntland
Allsanaag
Allwaamo
Aminarts

B

Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com

C

Ceelbuur Online
Ceelwaaq.com
Codkawaamo

G

GedoWeb.com
Geeska Afrika
Gobeey.com
Goldogobsite.com
Goobjoog

H

Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo
Hiiraan.com

I

Idaacadda Qur'anka
Iqrasomali.com
Israac
Islam East Africa
Idamaale

J

Jowhar.com
Jannaale
Jilibweyn
Jiimonet

M

Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com

O

Osman Art

P

Puntlandnewsmedia
Puntlandweb

S

Somaliedu.com
Somaalijecel
Somalilinks.com
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen
Soomaaliga
Sorasood.com

Somali Medical

Association Nord America

SomaliDoc.com

Somaliweyn

W

Warsannews

Waagacusub

Home arrow Warkii Dalka arrow Gobalka Bay
Gobalka Bay PDF Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Written by wariyaha websiteka   
2008-04-30

Qarax sababey dhimasho iyo dhaawac isugu jira dad rayid iyo ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaki ka dhacey magaalada baydhabo ee G/bay.

Inta la ogyahey toban ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay tiro kale oo aad badan wey ku ku dhaawacmaaen tacshiirad ay fureen ciidamada Itoobiya ka dib qarax miino oo abaarihii 7:30 daqiiqo subaxnimo ee saaka lagula beegsaday bartamaha magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kaasoo la sheegay in qasaare aad u xooggan uu ka soo gaaray ciidamada Itoobiyaanka ah.

Qaraxan oo ahaa mid aad u xooggan oo gilgilay lagana maqlayey guud ahaan magaalada Baydhabo ayaa loo adeegsaday minooyinka dhulka la geliyo ee meelaha fog laga hago, isagoo ka dhacay halka loo yaqaano saldhig yaraha ee ku yaala maagaalada Baydhabo oo ay ku sugnaayeen ciidamo aad u fara badan oo Itoobiyaan ah oo saaka magaalada ku soo faafay, kuwaasoo subaxyada qaar soon gala gudaha magalada sababa la sheegey in ay ilaashadaan booyad biyo u dhaamiso.

Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa iney si aan kala sooc laheyn ay u rasaaseeyeen dadweynihii ka ag dhowaa goobtaasi, iyagoo wado walbana raacinayey rasaas fara badan oo aan loo aabo yeelin, waxaana meydadka dadka rayidka ah ee ay rasaastu haleeshay ay yaaleen hareeraha goobta uu qaraxu ka dhacay iyoqaar ka mid ah wadooyinka xaafadaha, iyadoo ay dhici karto in qasaaraha dhimashada uu intaasi ka sii bato, waxaana isbitaalka magaalada baydhabo uu galay mashquulkii ugu badnaa ee mudooyinkan soo mara, ka dib markii la gaarsiiyey dhaawcyadii ugu badnaa.

Si rasmi ah looma oga illaa hadda qasaaraha ciidamada Itoobiya ka soo gaaray qaraxaasi, hase ahaatee dad goob joogayal ah ayaa sheegay inay indhaha ka qaadeen tiro ciidamada itoobiya oo dhulka taala kuwaasoo hase ahaatee aan la ogeyn inta dhimatay iyo inta kale ee dhaawacmay, iyadoo ciidamada ku waxyeeloobay weerarkaasi meydadkooda iyo dhaawacooda lagu daad gureynayey gaari URALKA oo ay leeyihin ciidamada Itoobiya oo halkaasi joogay.

Qaraxaan ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshey dhamaan isu socodka dadka iyo gaadiidka oo waxaa islamrkiiba goobta soo buux dhaafiyey ciidamada itobiyaan iyo kuwa maamulka Gobolka Bay iyadoo la arkayey Ardaydii oo saaki ku xaniban meelo u dhaw wadooyinka ay ku sugan yihiin ciidamada.

wariye c/qafaar

<Previous   Next>

News Websites

Aljazeera

Reuters

Cnn.com

 

 

Taariikhda Calanka
 1-Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay.

Diyaaradihii Soomaaliya

©Copyright 2007 By GedoLand.com
Email: webmaster@gedoland.com
Website Hosted by Kooshin.com and Designed By Kooshindesigns.com
Proudly Powered By Mambo OS Mambo Customization by KooshinDesigns.com