Welcome to Gedoland.com - Ku Soo Dhawaada Shabakadda Gedoland.com

Sep 10, 2010 at 07:05 PM  
Home
Warkii Dalka
Warkii Dunida
Maqaalo Guud
Faalloyin
Arrimaha Bulshada
Taariikhda Soomaaliya
Qoraalo Kala Duwan
Aroosyo
Aroosyo Iyo Tahniyado
Tacsi iyo Baafin
Tacsi
Baafin
BBC Somali
0400 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Somali Links

A

AllGedo.com

Allwadani
Afrikadabari
Aftahan
Alldalka
Allpuntland
Allsanaag
Allwaamo
Aminarts

B

Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com

C

Ceelbuur Online
Ceelwaaq.com
Codkawaamo

G

GedoWeb.com
Geeska Afrika
Gobeey.com
Goldogobsite.com
Goobjoog

H

Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo
Hiiraan.com

I

Idaacadda Qur'anka
Iqrasomali.com
Israac
Islam East Africa
Idamaale

J

Jowhar.com
Jannaale
Jilibweyn
Jiimonet

M

Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com

O

Osman Art

P

Puntlandnewsmedia
Puntlandweb

S

Somaliedu.com
Somaalijecel
Somalilinks.com
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen
Soomaaliga
Sorasood.com

Somali Medical

Association Nord America

SomaliDoc.com

Somaliweyn

W

Warsannews

Waagacusub

Home arrow Warkii Dalka arrow Gobolka Gedo
Gobolka Gedo PDF Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Written by wariyaha websiteka   
2008-04-30

Doorshadii Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo lasoo afjarey lana magaabey xubnihii ku guuleystey.

Waxaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Garbahaarey oo ah xarunta gobolka Gedo doorashadii guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolkaasi iyo ku-xigeenadiisa, taasoo ay soo qabanqaabisay wasaarada arimaha gudaha ee xukuumada federaalka Soomaaliya.

Doorashadan oo aheyd mid mudooyinkanba si weyn uga socotay qabanqaabadeeda magaalada Garbahaarey ayaa waxaa ka soo qeyb galay munaasabadii loo sameeyey xubno ka tirsan wasaarada arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya, ururada Bulshada rayidka ah ee gobolkaasi, xubno ka socday hey’adaha Q/Midoobay oo ka howlgala gobolkaasi, xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka oo ka soo jeeda gobolkaasi iyo marti sharaf kale.

Xuseen Sh. Cabdi Cismaan {farey}ayaa noqday guddoomiyaha cusub ee gobolka Gedo ka dib markii labadii xubnood ee la tartamayey uu cod aqlabiyad leh kaga guuleystay codeyntii ay bixiyeen 32- xubnood ee matalayey degmooyinka hoos taga gobolkaasi ayaa waxaa uu ka heley 19cod halka xubnihii kale ee la tartamayey ayka kala heleen Aden Ibrahin Awxirsi oo helay11cod Jamaal Xasan Sarey oo isna helay 2cod.

Waxaa la guda galey in la bilaabo codeyntii Gudoomiye ku xigeenada oo ay ku tartamayeen 5 xubnood kuwaas oo kala ahaa 1.Max'ed Cabdi Kaliil

2.Max'ed Xuseen Buraale{Joon Surxun}

3.Max'ed Axmed Cali {Sanka}

4.Cabdi Barre Cabdi

5.Cabdi Qatar

waxaana loo doortey xilka Gudoomiye ku xigeenka koowaad Max'ed Cabdi Kaliil wuxuunu ku heley 21cod halka Gudoomiye ku xigeenka labaad laga dhigey Max'ed Xuseen Burale {Joon Surxun}oo isna heley 26cod.

Markii ay doorashada dhacday ka dib gudoomiyihii hore ee gobolkaaso Gedo Aadan Ibrahin Aw-Xersi ayaa hadal ka jeediyey goobtaasi isagoo ugu hambalyeeyey guddoomiyaha cusub xilka loo doortay, wuxuuna balan qaaday inuu gacan ku siin doono shaqadiisa, iyadoo guddoomiyaha cusub oo isna halkaasi ka hadlay uu balan qaadyo u sameeyey dadweynaha gobolkaasi.

wariye c/qafaar

<Previous   Next>

News Websites

Aljazeera

Reuters

Cnn.com

 

 

Taariikhda Calanka
 1-Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay.

Diyaaradihii Soomaaliya

©Copyright 2007 By GedoLand.com
Email: webmaster@gedoland.com
Website Hosted by Kooshin.com and Designed By Kooshindesigns.com
Proudly Powered By Mambo OS Mambo Customization by KooshinDesigns.com