Welcome to Gedoland.com - Ku Soo Dhawaada Shabakadda Gedoland.com

Sep 10, 2010 at 07:57 PM  
Home
Warkii Dalka
Warkii Dunida
Maqaalo Guud
Faalloyin
Arrimaha Bulshada
Taariikhda Soomaaliya
Qoraalo Kala Duwan
Aroosyo
Aroosyo Iyo Tahniyado
Tacsi iyo Baafin
Tacsi
Baafin
BBC Somali
0400 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Somali Links

A

AllGedo.com

Allwadani
Afrikadabari
Aftahan
Alldalka
Allpuntland
Allsanaag
Allwaamo
Aminarts

B

Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com

C

Ceelbuur Online
Ceelwaaq.com
Codkawaamo

G

GedoWeb.com
Geeska Afrika
Gobeey.com
Goldogobsite.com
Goobjoog

H

Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo
Hiiraan.com

I

Idaacadda Qur'anka
Iqrasomali.com
Israac
Islam East Africa
Idamaale

J

Jowhar.com
Jannaale
Jilibweyn
Jiimonet

M

Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com

O

Osman Art

P

Puntlandnewsmedia
Puntlandweb

S

Somaliedu.com
Somaalijecel
Somalilinks.com
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen
Soomaaliga
Sorasood.com

Somali Medical

Association Nord America

SomaliDoc.com

Somaliweyn

W

Warsannews

Waagacusub

Home arrow Warkii Dalka arrow Gobolka Bay
Gobolka Bay PDF Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Written by wariyaha websiteka   
2008-05-04

Xildhibaanada Baarlamanka oo lagu amrey iney soo diiwaan geliyaan ilaaladooda iyo hubka ay heystaan

Guddoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku amray xildhibaanada baarlamanka iney si deg deg ah u soo diiwaan geliyaan tirada ilaaladooda gaarka ah ee ay leeyihin iyo hubka ay heystaan.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa intaa ku daray in arintan ujeedada laga leeyahay ay tahay sidii loo ogaan lahaa cida ka dambeysa xasilooni darida ka taagan mudooyinkan dambe magaalada Baydhabo, isla markaana wax looga qaban lahaa nabadgelyo xumida magaaladaasi hareysay.

Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa iney soo jeedinta ka timid Sheekh Aadan Madoobe ku tilmaameen mid khalad ah, waxayna xuseen xasilooni darada ka taagan magaalada Baydhabo inay tahay mid salka ku heysa khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dalka Soomaaliya ee u dhexeeya ciidamada DF iyo kuwa Itoobiya iyo kooxaha ka soo horjeeda oo haatana aysan jirin wax iyaga dhinacooda farta loogu soo godo.

Magaalada Baydhabo ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxay wehel u noqotay dilal iyo qaraxyo lala beegsanayo saraakiisha iyo ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa Itoobiya ee jooga magaalada Baydhabo, waxaana dhacdadii ugu dambeysay ay halkaasi ka dhacday maalmo ka hor ka dib markii tacshiirad ay fureen cidamada Itoobiya ay ku dhinteen ku dhowaad 15 ruux, taasoo ka dambeysay qarax loo gaystey oo ay kaga geeriyoodeen labo askari.

wariye c/qafaar

<Previous   Next>

News Websites

Aljazeera

Reuters

Cnn.com

 

 

Taariikhda Calanka
 1-Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay.

Diyaaradihii Soomaaliya

©Copyright 2007 By GedoLand.com
Email: webmaster@gedoland.com
Website Hosted by Kooshin.com and Designed By Kooshindesigns.com
Proudly Powered By Mambo OS Mambo Customization by KooshinDesigns.com