Welcome to Gedoland.com - Ku Soo Dhawaada Shabakadda Gedoland.com

Sep 10, 2010 at 06:53 PM  
Home
Warkii Dalka
Warkii Dunida
Maqaalo Guud
Faalloyin
Arrimaha Bulshada
Taariikhda Soomaaliya
Qoraalo Kala Duwan
Aroosyo
Aroosyo Iyo Tahniyado
Tacsi iyo Baafin
Tacsi
Baafin
BBC Somali
0400 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Somali Links

A

AllGedo.com

Allwadani
Afrikadabari
Aftahan
Alldalka
Allpuntland
Allsanaag
Allwaamo
Aminarts

B

Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com

C

Ceelbuur Online
Ceelwaaq.com
Codkawaamo

G

GedoWeb.com
Geeska Afrika
Gobeey.com
Goldogobsite.com
Goobjoog

H

Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo
Hiiraan.com

I

Idaacadda Qur'anka
Iqrasomali.com
Israac
Islam East Africa
Idamaale

J

Jowhar.com
Jannaale
Jilibweyn
Jiimonet

M

Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com

O

Osman Art

P

Puntlandnewsmedia
Puntlandweb

S

Somaliedu.com
Somaalijecel
Somalilinks.com
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen
Soomaaliga
Sorasood.com

Somali Medical

Association Nord America

SomaliDoc.com

Somaliweyn

W

Warsannews

Waagacusub

Home arrow Warkii Dalka arrow Gobolka sh/dhexe
Gobolka sh/dhexe PDF Print E-mail
User Rating: / 2
PoorBest 
Written by wariyaha websiteka   
2008-05-04

Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ka sameystay duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Itoobiya oo wata illaa 11 gaari oo u badan kuwa loo yaqaano Uralka ee ciidamada lagu daad gureeyo ayaa gelinkii dambe ee shalay fariisin ku meel gaar ah ka sameystay duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe sida wararka halkaasi naga soo gaaraya ay sheegayaan.

Waxaa la sheegay in ciidamadan oo markii hore ka soo baxay dhinaca magaalada Muqdisho siina maray degmada Balcad ay gaareen magaalada Jowhar gelinki dambe ee shalay halkaasoo ay deegaan ka dhigteen meel 2-km dhinaca woqoqyi kaga beegan magaalada Jowhar, iyadoo dadka ku dhaqan magaalada oo arkayey shalay marki ay magaaladooda dhexmarayeen ay cabsi xooggan ka muujiyeen ciidamada Itoobiya.

Lama oga illaa hadda in ciidamada Itoobiya ay halkaasi sii degenaan doonaan iyo halkaa ay ku sii jeedaan haddiiba ay ka sii dhaqaaqaan, hase ahaate tegitaankooda degmadaasi ayaa ku soo beegmaya xilli aysan wax maamul iyo kala dambeyn ah ka jirin gobolkaasi, ka dib markii mas’uuliyiinta DFKMG ee gobolka ay halkaasi kaga soo carareen markii ay ku sii xoogeysteen kooxaha ka soo hojeeda oo mudooyinkanba dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday qeybo ka mid ah gobolka Sh/dhexe.

wariye c/qafaar

<Previous   Next>

News Websites

Aljazeera

Reuters

Cnn.com

 

 

Taariikhda Calanka
 1-Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay.

Diyaaradihii Soomaaliya

©Copyright 2007 By GedoLand.com
Email: webmaster@gedoland.com
Website Hosted by Kooshin.com and Designed By Kooshindesigns.com
Proudly Powered By Mambo OS Mambo Customization by KooshinDesigns.com