Welcome to Gedoland.com - Ku Soo Dhawaada Shabakadda Gedoland.com

Sep 10, 2010 at 07:04 PM  
Home
Warkii Dalka
Warkii Dunida
Maqaalo Guud
Faalloyin
Arrimaha Bulshada
Taariikhda Soomaaliya
Qoraalo Kala Duwan
Aroosyo
Aroosyo Iyo Tahniyado
Tacsi iyo Baafin
Tacsi
Baafin
BBC Somali
0400 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Somali Links

A

AllGedo.com

Allwadani
Afrikadabari
Aftahan
Alldalka
Allpuntland
Allsanaag
Allwaamo
Aminarts

B

Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com

C

Ceelbuur Online
Ceelwaaq.com
Codkawaamo

G

GedoWeb.com
Geeska Afrika
Gobeey.com
Goldogobsite.com
Goobjoog

H

Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo
Hiiraan.com

I

Idaacadda Qur'anka
Iqrasomali.com
Israac
Islam East Africa
Idamaale

J

Jowhar.com
Jannaale
Jilibweyn
Jiimonet

M

Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com

O

Osman Art

P

Puntlandnewsmedia
Puntlandweb

S

Somaliedu.com
Somaalijecel
Somalilinks.com
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen
Soomaaliga
Sorasood.com

Somali Medical

Association Nord America

SomaliDoc.com

Somaliweyn

W

Warsannews

Waagacusub

Home arrow Warkii Dalka arrow Gobolka sh/dhexe
Gobolka sh/dhexe PDF Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Written by wariyaha websiteka   
2008-05-08
Jowhar oo yeelatay ciidamo madani ah oo ka madax banaan DF iyo dhaqdhaqaaqyada hubeysan ee ka soo horjeeda.

Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa lagu soo waramaya in loo sameeyey ciidamo ku lebisan dareys gaar ah oo ka madax banaan dowladda federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahanada ka soo horjeeda, kuwaasoo sugaya amniga gudaha iyo hareeraha magaaladaasi.

Sameynta ciidamadan ayaa ka dambeysay ka dib kulan ay magaaladaasi ku yeesheen waxgaradka ganacsatada iyo saraakiisha ciidamada maxaakiimta Islaamka ee ku sugan gobolka Sh/dhexe kaasoo looga hadlayey sidii loo adkeyn lahaa amaan xumida ka jirta magaalada Jowhar, kaasoo ugu dambeyntii la iskula gartay in la abuuro ciidankan oo saaka markii ugu horeysay ka howlgaly magaalada Jowhar isla markaana fariisin ka dhigtay saldhiga booliska magaaladaasi.

Abuurida ciidamadan madaniga ah ee loo sameeyey magaalada Jowhar ayaa ka dambeysay ka gadaal markii magaaladaasi iyo hareeraheeda iyo weliba deegaano kale oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ay ka dilaaceen kooxo burcad oo dhac xooggan u geystay dadka safarka iyo kuwa kale ee ku dhaqan gobolkaasi, kuwaasoo ka faa’iideysanaya maamulka la’aanta ka jirta ka dib markii ciidamada DF iyo maamulka gobolka ay halkaasi ka soo baxeen.

wariye c/qafaar

<Previous   Next>

News Websites

Aljazeera

Reuters

Cnn.com

 

 

Taariikhda Calanka
 1-Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay.

Diyaaradihii Soomaaliya

©Copyright 2007 By GedoLand.com
Email: webmaster@gedoland.com
Website Hosted by Kooshin.com and Designed By Kooshindesigns.com
Proudly Powered By Mambo OS Mambo Customization by KooshinDesigns.com