Welcome to Gedoland.com - Ku Soo Dhawaada Shabakadda Gedoland.com

Sep 10, 2010 at 06:54 PM  
Home
Warkii Dalka
Warkii Dunida
Maqaalo Guud
Faalloyin
Arrimaha Bulshada
Taariikhda Soomaaliya
Qoraalo Kala Duwan
Aroosyo
Aroosyo Iyo Tahniyado
Tacsi iyo Baafin
Tacsi
Baafin
BBC Somali
0400 GMT
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
Somali Links

A

AllGedo.com

Allwadani
Afrikadabari
Aftahan
Alldalka
Allpuntland
Allsanaag
Allwaamo
Aminarts

B

Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com

C

Ceelbuur Online
Ceelwaaq.com
Codkawaamo

G

GedoWeb.com
Geeska Afrika
Gobeey.com
Goldogobsite.com
Goobjoog

H

Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo
Hiiraan.com

I

Idaacadda Qur'anka
Iqrasomali.com
Israac
Islam East Africa
Idamaale

J

Jowhar.com
Jannaale
Jilibweyn
Jiimonet

M

Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com

O

Osman Art

P

Puntlandnewsmedia
Puntlandweb

S

Somaliedu.com
Somaalijecel
Somalilinks.com
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen
Soomaaliga
Sorasood.com

Somali Medical

Association Nord America

SomaliDoc.com

Somaliweyn

W

Warsannews

Waagacusub

Home arrow Warkii Dalka arrow Arrimaha shirka jabuuti
Arrimaha shirka jabuuti PDF Print E-mail
User Rating: / 11
PoorBest 
Written by wariyaha websiteka   
2008-05-12

Dedaalka Beesha Caalamka ugu jirto isu keenida ergooyinka DF iyo isbaheysiga dib u xoreynta oo maalintii 3-aad soconaya.

Waxaa maalintii saddexaad halkiisii ka sii socda dedaalkii uu waday ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya iyo beesha caalamka ay ku doonayeen iney isku soo hor fariisiyaan wufuuda ka kala socota dowladda federaalka Soomaaliya iyo isbaheysiga ka horjeeda ee dib u xoreynta Soomaaliya oo haatan ku wada sugan magaalada Jabuuti, iyadoo dedaaladaasina ay u muuqdaan kuwo aaney ka soo bixin wax natiijo ah oo la taaban karo.

Wafuuda labada dhinac ayaa lagu soo waramaya in xitaa hal hotel la iskugu keeni waayey ka dib markii dhinaca isbaheysiga dib u xoreynta ay diideen wax wadahadal ah in ay la furaan dhinaca dowladda federaalka Soomaaliya, waxayna ku adkeysanayaan go’aankoodii ahaa in aysan wax wadahadal ah la galeynin inta askari Itoobiyaan ah uu ku sugan yahay ciida Soomaaliya, iyagoo ku eedeeyey in ciidamadaaasi ay xasuuq aan kala sooc laheyn u geysteen shacabka Soomaaliyeed.

Wafuuda beesha caalamka ayaa dedaal aan kal go’laheyn wada kaasoo ay ku doonayaan iney labada dhinac iskugu keenaan miiska wadahadalka kaasoo hase ahatee dad badan ay isweydinayaan sida uu suura galka ku noqon karo, waxaana wafuuda beesha caalamka iyo kuwa Q/midoobay ee jooga magaalada Jabuuti ay raadinayaan jawi abuuri kara in ciidamada dalka laga saaro isla markaana lagu soo bedelo ciidamo kale oo ka socda qaramada midoobay si ay ula wareegaan howsha nabad ilaalinta ee Soomaaliya una buuxiyaan kaalintii ciidamada Itoobiya si ay u sii jirto dowladda Soomaaliya oo laga cabsi qabo haddii ciidamada Itoobiya meesha laga saaro iney burburto.

wariye c/qafaar

<Previous   Next>

News Websites

Aljazeera

Reuters

Cnn.com

 

 

Taariikhda Calanka
 1-Xiddigta cad ee shanta gees leh: Shanta qeybood ee dhulka Soomaalidu degto ka kooban yahay.

Diyaaradihii Soomaaliya

©Copyright 2007 By GedoLand.com
Email: webmaster@gedoland.com
Website Hosted by Kooshin.com and Designed By Kooshindesigns.com
Proudly Powered By Mambo OS Mambo Customization by KooshinDesigns.com